Iframe sync Dr Fariiha Skip to main content

Posts

Showing posts from July, 2024

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

WAXKA OGOW FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE CANBUHU LEEYAHAY

Canbuhu wuxuu kamid yahay khudaartaa aadka loo jecelyahay waxaana loo yaqanaa boqorka khudaarta. wuxuuna qani ku yahay fitaminc, taaso muhiim uah samaysanka xididada dhiiga iyo "kolagenta oah protein kaaso faaido wayn uleh caafimadka kalagoysyada murqaha iyo lafaha iyo jirkaba" Sidoo kale fitamincgu wuxuu muhiim inoogu yahay in nabrada inasoo gaara ay si dakhso uraystaan ama ubogsadaan iyo injirku soo nuugo ironka. Canbaha waxaa ka buuxa fitamiinada iyo macdanaha jirkeenu ubaahanyahay. Hadaba halka koob oo canbaha marka aan  jarjarno wuxuu ka koobanyahay intaan: Igram oo protein ah, 2gram oo fiber ah, 20%copper,vitaminc 67%, 10%vitaminA&E. vitaminB5,K,B6. Faaidooyinkiisa 1: waxa uu uwanaagsanyahay Canbuhu kahortega xanuunkaAsthma ama neefta: waxaa kujirta maado lagu magacaabo "Beta-crotene" waxaa kaloo laga heli karaa babayga iyo kaarootada ,iyo khudaar badano kale  waxayna yaraysa saamaynta  ay qofka kuyeelanayso  "Asthma" Ama  neefta. 2:waxa uu ufiic...