Canbuhu wuxuu kamid yahay khudaartaa aadka loo jecelyahay waxaana loo yaqanaa boqorka khudaarta.
wuxuuna qani ku yahay fitaminc, taaso muhiim uah samaysanka xididada dhiiga iyo "kolagenta oah protein kaaso faaido wayn uleh caafimadka kalagoysyada murqaha iyo lafaha iyo jirkaba" Sidoo kale fitamincgu wuxuu muhiim inoogu yahay in nabrada inasoo gaara ay si dakhso uraystaan ama ubogsadaan iyo injirku soo nuugo ironka. Canbaha waxaa ka buuxa fitamiinada iyo macdanaha jirkeenu ubaahanyahay.
Igram oo protein ah, 2gram oo fiber ah, 20%copper,vitaminc 67%, 10%vitaminA&E. vitaminB5,K,B6.
Faaidooyinkiisa
1: waxa uu uwanaagsanyahay Canbuhu kahortega xanuunkaAsthma ama neefta: waxaa kujirta maado lagu magacaabo "Beta-crotene" waxaa kaloo laga heli karaa babayga iyo kaarootada ,iyo khudaar badano kale waxayna yaraysa saamaynta ay qofka kuyeelanayso "Asthma" Ama neefta.
2:waxa uu ufiicanyahay indhaha: canbaha waxaa kujira labada maado oo lagu magacaabo "Luetein iyo zeaxanthin" Waxayna ka ilaashan indhaha dhaawac inay ugaystaan iftiinka badan oo ku dhacaya siiba kan kaga imaanaya cameradaha iftiinkooda ama qoraxda iftiinkeeda badan taas oo sababi karta in qofka aragtiidu yaraato.
3:Waxaa kale oo waxtar wayn uleeyahay timaha iyo maqaarka: canbuhu wuxuu kahortegaa maqaarka in da'du kasoo degdegto oo duudub yeesho maadama uu vitamic, qani ku yahay wuxuu soosaraya collagen oah proteinka kaas oo kahortegaya jirku inuu duuduub yeesho.
Sidoo kale timaha collagenku waa uwaangsanyahay isagoo ka qaybqaata inuu bixiyo qalaylkana kailaasho tinta isagoo nafaqa siinaya tintu meesha ay kasoo baxdo.
4: Sunta ayuu kasaaraa jirka: canbahu waxaa ku jira maadooyin sunta ka saara jirka qofkana inuu caafimaad qabo waxaa qayb wayn ka qaadata in sunta jirkiisa laga saaro waxaana ka caawinaysa maadada lagu magacaabo "polyphenols" oo canbaha laga helo waxaayna kale ay ka hortegtaa inay kugu dhacaan xanuunada kansarka, sonkorta ,dhiikarka.iyo xanuuna kaloo badan.
5: Waxaa kale oo uu u wanaagsanyahay wadnaha: canbaha waxaa uu uwanaagsanyahay caafimaadka qabka wadnaha maxaa yeelay waxaa lagahelaa maadoyinka fiber,potassium, iyo fitamiino. kuwaas oo kahortega xanuunada kuyimaada wadnaha taaso warbixana caafimaad oo lasameeyay lagu ogaaday in xanuunada wadnuha kuyimaada ay yihiin kuwa ugu badan ee sababaan dhimashada dadka udhashay wadanka maraykanka.
6:Waxaa kale oo ufiicanyahay dhiikarka: canbaha ayaa kamida khudaarta uwanaagsan dhiikarka laguna taliyo dadka qaba inay isticmaalan waxaana laga helaa "magnesium iyo potassium" kuwaas oo kaa caawinaya inuu dego dhiikarkaagu.
7: Dheefshiidka ayaa uu ufiicanyahay : canbaha wuxuuna ka horteg uyahay calool istaaga waxaana ka caawinaysa maadada ku jirta ee "fiber" waxaana uu aad ugusii fiican in qofka uu si maalinlaha ah ujoogteeya isticmaalkiisa calooshiisuna waxay ahaan doonta mid ka caafimaad qabta in caloolooshu istaagto.
Sidoo kale canbuhu wuxuu leeyahay ezymyo dheefshiidka kaqaybqaata kuwaas oo usahlaysa in si dhakhso ah loobuurburiyo cuntooyinka culus islamarkaasna fududaynaya injirku soo nuugo nafaqada cuntada.
8:Waxaa kale uu ufiicanyahay lafaha : canbaha waxaana ku badan fitamink,oo aad ugu wanaagsan caafimadka lafaha inta badan dadka uu ku yaraadona fitamk ayaa lakulmi kara khatar ah in ay ku dhacaan xanuunada lafaha waxaana kaheli karaan fitaminkga canbaha iyo khudaarta cagaaran.
9:Wuxuu kor uqaadaya caafimadka habka difaaca qofka: canbaha wuxuu ka koobanyahay in badan oo ah fitaminA, fitaminc,iyo Fitamic, kuwaas oo kaa cawinaya inay kor u qaadan habka shaqo ee difaaceena.
wuxuuna kaa caawinaya canbuhu inaad ka hesho fitaminA kaaso 10% oo kamida maalinlaha intaad uga baahantahay aad ka kaheli karto canbaha
Difaacena ayaa inoo qaabilsan difaaca infectionada iyo ilaalinta caafimadkeena.
Maasha allaah
ReplyDeleteMasha allaah guulayso
ReplyDelete