Iframe sync WAXKA OGOW FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE CANBUHU LEEYAHAY Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

WAXKA OGOW FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE CANBUHU LEEYAHAY




Canbuhu wuxuu kamid yahay khudaartaa aadka loo jecelyahay waxaana loo yaqanaa boqorka khudaarta.

wuxuuna qani ku yahay fitaminc, taaso muhiim uah samaysanka xididada dhiiga iyo "kolagenta oah protein kaaso faaido wayn uleh caafimadka kalagoysyada murqaha iyo lafaha iyo jirkaba" Sidoo kale fitamincgu wuxuu muhiim inoogu yahay in nabrada inasoo gaara ay si dakhso uraystaan ama ubogsadaan iyo injirku soo nuugo ironka. Canbaha waxaa ka buuxa fitamiinada iyo macdanaha jirkeenu ubaahanyahay.

Hadaba halka koob oo canbaha marka aan  jarjarno wuxuu ka koobanyahay intaan:

Igram oo protein ah, 2gram oo fiber ah, 20%copper,vitaminc 67%, 10%vitaminA&E. vitaminB5,K,B6.






Faaidooyinkiisa

1: waxa uu uwanaagsanyahay Canbuhu kahortega xanuunkaAsthma ama neefta: waxaa kujirta maado lagu magacaabo "Beta-crotene" waxaa kaloo laga heli karaa babayga iyo kaarootada ,iyo khudaar badano kale  waxayna yaraysa saamaynta  ay qofka kuyeelanayso  "Asthma" Ama  neefta.

2:waxa uu ufiicanyahay indhaha: canbaha waxaa kujira labada maado oo lagu magacaabo "Luetein iyo zeaxanthin" Waxayna ka ilaashan indhaha dhaawac inay ugaystaan iftiinka badan oo ku dhacaya siiba kan kaga imaanaya  cameradaha iftiinkooda ama qoraxda iftiinkeeda badan taas oo sababi karta in qofka aragtiidu yaraato.

3:Waxaa kale oo waxtar wayn uleeyahay timaha iyo maqaarka: canbuhu wuxuu kahortegaa maqaarka in da'du kasoo degdegto oo duudub yeesho maadama uu vitamic, qani ku yahay wuxuu soosaraya collagen oah proteinka kaas oo kahortegaya jirku inuu duuduub yeesho. 

Sidoo kale timaha collagenku waa uwaangsanyahay isagoo ka qaybqaata inuu bixiyo qalaylkana kailaasho tinta isagoo nafaqa siinaya tintu meesha ay kasoo baxdo.

4: Sunta ayuu kasaaraa jirka: canbahu waxaa ku jira maadooyin sunta ka saara jirka qofkana inuu caafimaad qabo waxaa qayb wayn ka qaadata in sunta jirkiisa laga saaro waxaana ka caawinaysa maadada  lagu magacaabo "polyphenols" oo canbaha laga helo  waxaayna  kale ay ka hortegtaa inay kugu dhacaan xanuunada kansarka, sonkorta ,dhiikarka.iyo xanuuna kaloo badan.

5: Waxaa kale oo uu u wanaagsanyahay wadnaha: canbaha waxaa uu uwanaagsanyahay caafimaadka qabka wadnaha maxaa yeelay waxaa lagahelaa maadoyinka fiber,potassium, iyo fitamiino. kuwaas oo kahortega xanuunada kuyimaada wadnaha  taaso warbixana caafimaad oo lasameeyay lagu ogaaday in xanuunada wadnuha kuyimaada ay yihiin kuwa ugu badan ee sababaan dhimashada dadka udhashay wadanka maraykanka.

6:Waxaa kale oo ufiicanyahay dhiikarka: canbaha ayaa kamida khudaarta uwanaagsan dhiikarka laguna taliyo dadka qaba inay isticmaalan waxaana laga helaa "magnesium iyo potassium"  kuwaas oo kaa caawinaya inuu dego dhiikarkaagu.

7: Dheefshiidka ayaa uu ufiicanyahay : canbaha  wuxuuna ka horteg uyahay calool istaaga waxaana ka caawinaysa maadada ku jirta ee "fiber"  waxaana uu aad ugusii fiican in qofka uu si maalinlaha ah ujoogteeya isticmaalkiisa calooshiisuna waxay  ahaan doonta mid ka caafimaad qabta in caloolooshu istaagto.

Sidoo kale canbuhu wuxuu leeyahay ezymyo dheefshiidka kaqaybqaata kuwaas oo usahlaysa  in si dhakhso ah  loobuurburiyo cuntooyinka culus islamarkaasna fududaynaya injirku soo nuugo nafaqada cuntada.

8:Waxaa kale uu ufiicanyahay lafaha : canbaha waxaana ku badan fitamink,oo aad ugu wanaagsan caafimadka lafaha inta badan dadka uu ku yaraadona fitamk ayaa lakulmi kara  khatar ah in ay ku dhacaan xanuunada lafaha waxaana kaheli karaan fitaminkga canbaha iyo  khudaarta cagaaran.

9:Wuxuu kor uqaadaya caafimadka habka difaaca qofka: canbaha wuxuu  ka koobanyahay in badan oo ah fitaminA, fitaminc,iyo Fitamic, kuwaas oo kaa cawinaya inay kor u qaadan habka shaqo ee difaaceena.

 wuxuuna kaa caawinaya canbuhu inaad ka hesho fitaminA kaaso 10% oo kamida maalinlaha intaad uga baahantahay aad ka kaheli karto canbaha

 Difaacena  ayaa inoo qaabilsan difaaca infectionada iyo ilaalinta caafimadkeena.


Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...