Iframe sync FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE TUFAAXA LAGA HELO WAA MAXAY Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE TUFAAXA LAGA HELO WAA MAXAY


Tufaaxa wuuxuu kamidyahay khudaarta ugu fiican ee waxtarka uleh caafimaadkeena  waxaa laga hela tufaaxa maadada fiberka iyo fitamiino  sido kalena  sunta buu ka saara jirka iyo caafimadka dheefshiidka uu hagaajiyo, caafimaadka maskaxda, miisaanka dhimista oo  qayb ka qaato.

baaritaano caafimaad oo lagu sameeyayna waxaa lagu ogaaday inuu kahortego xanuunada kala ah kansarka xanuunada wadnaha iyo sonkorta.

Waxaa lagayaaba inaad tufaaxa  kuaragtid midaba badan sida cagaarka, casaanka, iyo midabka huurada ama kuwo kasii badanba lagana yaabo dhadhan ahaana inay kala duwanaadaan.

Tufaaxu wuxuu qani kuyahay nafaqooyin badan oay kamid yihiin vitaminc,fiber,Protein iyo carbohydarate.


Faaidoyinka caafimad ee tobanka ah aan ka heli karo tufaaxa:

1: Wuxuu hoos udhigaa kalastaroolka xun waxaa baaritaanada lasamayey lagu ogaaday khudaarta ugu wanaagsan oo kalastaroolka hoos udhigta in uu kamidyahay tufaaxa waxaana ku jira fiber  taaso ilaalisa caafimadka wadnaha.

Waxaa kale oo tufaaxu ka koobanyahay oo laga helaa polyphenols taas oo yaraysa heerka kelestrolka

2: Waxaa laga yaaba  inuu kaa caawino ilaalinta caafimad qabka maskaxda : Tufaaxu wuxuu kor uqaada shaqada maskaxda wuxuuma ka hortegaa xanuunada neerfaha kudhaca

 Wuxuuna aad ugusii  wanaagsanyahay xusuusteena  waxaana lagu sheegay baaris caafimad oo lasameeyay 2008 in xanuunka ilowga dadka ku keena Alzheime'r in uu kahortego.

3:Wuxuu ilaasha caafimaadka wadnah:

Tufaaxa ayaa kamida khudaarta uwanaagsan caafimaadka wadnaha waxaana baarayaal caafaad oo katirsan" ohio state university" ay ogaaden qofka joogtada uisticmaala tufaaxa mudo bil ah inuu ka bad baadi karo xanuunada dufanka xididada wadnaha xira islamarkaana ka  kahortega dufanka xun ee  xira xididada wadnaha iyo sidoo kale  suntana  uu kaasaaro .

4:Caloosha caafimaadkeda buu  Tufaaxu hagaajiya isagoona ufiican daawaynta gaaska tufaaxa cagaarka ah baana aad ugu sii fiican.

5: Wuxuu kahortegaa cayilka: tufaaxa ayaa faaido uleh marka larabo in miisanka oo laiska dhimo marka aad tufaaxa cunto waxaad dareemi doonta dhereg iyo saacado badan inaan gaajo dareemin waayo waxa kujirta xadi badan "fiberka" oo ku dareensiinaysa cunto kale inaadan ubaahayn markaa isaga cunto.

6:Maqaarka ayuu qurxiyaa : tufaaxa wuxuu aad uqurxiyaa maqaarka isagoona iftiin iyo dhalaal siinaya kana daweynaya mad madowga ama haaraha quruxda qofka wax udhimay waxaana ka caawinaya "fitaminc" oah mid qurxdii hore dib usoo celiya


7: Difaacena ayuu kor uqaadata tufaaxa: Si maalinle ah hadii aad uisticmaasho tufaaxa waxa uu kor uqaadaa difaacaaga waxaana yaraaynaya xanuunada kugu dhici lahaa sidoo kale tamar dheeriya baad ka helaysaa oo aad iskaga difaacdo xiliyada hargabku kugu dhaco.


8:Waxaa laga yaaba inuu yareeyo sonkor inay kugu dhacdo: tufaaxa hadii aad joogtayso cunistiis waxay baaritaanada caafimaad ee lasameeyay lagu sheegay inuu kahortego sonkorta heerkeda 2aad inay kugu dhacdo.

 tufaaxa sidoo kale  waxa uu uwanaagsanyahay dadka sonkorta qaba  maxaa yeelay wuxuu leeyahay fiber taas oo kahortegaysa inay sonkortiisu kor ukacdo sidoo kalena waxa uu ugeli karaa booski cuno badan ka cuni lahaayen inuu unoqdoh cuno fudud oo dhereg ku darermo.

9: Waxaa laga yaaba inuu kaa caawino kahortega kanserka Tufaaxa ayaa yareeya kanserka qaybtiisa siiba kan ku dhaca sambabada afka iyo naasaha 

10: wuxuu ufiicanyahay lafaha: tufaaxa ayaa aad ugu wanaagsan lafaha wuxuu adkeeya lafaha  iyo kahortegida inay si sahlan ku jabaan siiba dumar da'da wayn buu lafahooda aad ugasuu fiicanyahay 

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...