Iframe sync IMISA SAAC BAAD UBAAHANTAHAY INAAD SEEXATID HABEENKI SIAAD UHESHO HURDO KUGU FILAN Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

IMISA SAAC BAAD UBAAHANTAHAY INAAD SEEXATID HABEENKI SIAAD UHESHO HURDO KUGU FILAN




Sida ay khuburada caafimaadku sheegen qof walba waxa uu ubaahanyahay ugu yaraan 7saac oo hurdo ah inuu helo . Dadkuna waaku kala duwanaan karaan inta saac ay ubaahnan karaan inay seexdaan wayna is bed bedeli kartaa xiligaaga hurdo iyo inta ay ubaahanyihiin inay seexdaan waana mid lasocota koritaanka qofka .


dadka ugu hurdada dheer waqtiyada ay seexdaan  waxaa lagu  sheega inay yihiin caruurta halka dadka waa wayn ay yihiin kuwa ugu hurdada yar.

Inaad hesho hurdo kugu filan waxay muhiim utahay caafimadkaaga oo wanaagsanaada. Baarayasha caafimadku waxay ogaaden in hurdadu saamayn wayn ku leedahay qofka xubinwalbo jirkiisa ah. Meelaha ugu badan ay saamaynta wayn kuleedahay waxaa kamida difaaca jirka qofka dheefshiidkiisa, iyo  dareemihiisa maskaxeed.


  Waa Maxay waxa yaabaha ka dhalankara qofku haduu heli waayo hurdo ku filan?

Qofku haduusan heli hurda kufilan inuu seexdo wuxuu khatar ugu jiraa cudurada badan oo halis ah inay soo wajahaan waxaana kamida:

●Wadna xanuun

●Dhiikar

●miisaankiisa oo kordha

●Sonkor

●deperrission ama welwel kusoo laablaabta.

●araga qofka oo daciifa

Telefonka ayaa qayb wayn ka qaata casrigan waxyaalaha dadka udiida inay goorhore seexdaan ama ay hurdo kufilan aysan helin sidaas darteed bay dadka uga digayaan khuburada caafimaadku inuu qofku kala fogeeyo xiligiisa hurdada iyo isticmaalka telkfoonkiisa.

waxayna kula talinayan inay iska fogeeyan telefoonka xiliga hurdada siaynaan  sabab ugu noqon in ay mudo dheer kuqaadato inay seexdaan ama hurdo la'aan aysan ugu dhicin halkaasna ay kusoo wajahi karaan khatara caafimaad.


Hadaba qofku siuu kor ugu qaado hurdadiisa waa inuu meesha uu seexanaya tahay meel nadiif ah uuna samaysto xili ugoan uu seexdo uuna ilaashto wakhtigiisa hurdada


Ugu damayntiina qofka ayaa larabaa inuu seexdo wakhti hore siuu uhelo hurdo kufilan khuburada caafimadkuna kula talinayaan inuu saas sameeyo siuu uga bad baado xanuunada halista oo kadhalan kara hurda kugu filan oaadan helin.




Comments

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...