Iframe sync WAX KA OGOW FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO KAABASHKA Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

WAX KA OGOW FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO KAABASHKA



Kaabashku waa mid kamida khudaarta kuwa  ugu nafaqada badan ee aan heli karno.

Kaabashu wuxuu qani ku yahay vitami C, iyo Vitamin k, Fiber, waxayna faaido uleeyihiin wadnaha iyo dheefshiidka.

Kaabashka dadka qaar waxay uistimaalaan sida salarka oo kale waana loo istimaali karaa habkaas isaga ooan lakarin marka la kariyonayona waa inaan aad loo karin waana khudaarta cagaaran oo loo baahanay inaan cunadeeda kusoo darno ama laga heli karo qaybo kamida.


Faaidooyinkiisa

1:  Dheefshiidka : kaabashku dheefshiidka ayuu hagaajiyaa wuxuuna ka caawiyaa caafimaad qabka habka dheefshiidkaagu unoqon lahaa  mid wanaagsan hadii qofku horay calooshisa uahayd mid taagan oan dhaqaaq lahayn  ama in badan dhaqaaq samayn jirtay wuxuu kaa caawinayaa inay mid ka caafimaad qabta sidii hore ay noqoto.

2:Miisaanka: wuxuu ka qaybqaata miisan dhimista qofku haduu uisticmaalo si joogta ah miisaanka buu isaga dhimi karaa wuxuuna kaa caawinaya inaadan gaajo dareemin maxaa yeelay wuxuu qani ku yahay Fiber oo ku dareensiinaysa in aadan horay gaajo kadareemin ee aad dheregsanaato saacada badana wax cuno ah ubaahan.

3: Tamar ama Awood dheeriya baad kaheli kartaa kaabashaka  istimacmaalkiisa iyo in uu kuilowsiiyo daalka faraha badan oan dareeno xiliyada qaarkood waxaan usababa in uu ka koobanyahay  fitamiina  badan.

4: Ilaalinta caafimadka wadnaha: baaritaana caafimaad oo lasameeyay baalagu ogaaday maadoyin kujira kaabashka inay kor uqaadan caafimadka wadnaha kana hortegaan caabuqyada ku dhaca wadnaha midaaso  faaidada aad uwanaagsan  uuleeyahay kaabashku caafimaadqabka wadnaheena.

5:dhiikarka: kaabashka ayaa hoos udhiga dhiikarka maadama uu qani kuyahay "anthocyanins" taas oo lagu ogaaday baaris caafimad oo khuburada caafimaadku ku ogaadeen in ay hoos udhigto dhiikarka iyo xanuunada wadnaha ku dhaca.

6:  kelistroolka: kaabashka ayaa siwayn hoos ugu dhiga kilistrolka ama dufanka khatarta kuah caafimadka wadnaheena isagoo xiraya xididada taas oay ka dhalanayso xanuuno wadnaha kuyimaada kaabashka ayaa ah mid qani ku ah macdanaha fiberka iyo phytosterols kuwaas oo marka qofku kaabashka cuno lana dheefshiido awood uleh inay jirka ka qashin saaran dufanka  kana hortegaan xanuunada wadnaha kuimaan lahaa.



7: sonkor: dadka sonkorta heerkeeda 1aad qaba  waxaa uu ka qaybqaata inaan sonkortoodu aad ukicin ay joogto halkii laga rabay, sidoo kale dadka qaba sonkorta heerkeeda 2aad labaad ayay ayagana uwanaagsantahay in insolintood soodayntooda kor uqaado noqota  mid sidii larabay u shaqaynaysa.

sidoo kalena kaabashku wuxa uu yaereeyo caabuqyada jirkeena ku dhaca. 

8:Caafimaadka maqaarka: kaabashka Ayaa ah mid aad ugu wanaagsan maqaarka siiba mid ka hagaajinaya midabka ay falaaraha qoraxdu gelinayaan wajigeena wuxuuna kadhigayaa mid iftiiminaya oo quruxdiisi usoo celinaya waxaana kaa caawinaya vitamina A Iyo D oo kawada shaqaynaya hagaajinta maqaarka

Sidoo kale timaha iyo cidiyaha buu uwanaagsan yahay kaabashku caafimaad qabkooda waxaana keenaya maadada kujirta oo lagu magacaabo "sulfur" taas oo ka caawinayasa proteinka kana shaqaysa caafimadka timaha iyo cidaya.

9: Caafimaadka lafaha: kaabasha ayaa uwanaagsan caafimadka lafaha waxaana keenaysa xadiga badan ee vitamink ku jira kaas oo lafaha uleh faaidoyin ay kamid tahay inuu ka hortego in lafuhu si fudud ku jabaan iyo inuu ka dhigo kuwo adag .

10:  kahortegaa kanserka: ugu damayna kaabashka cagaar ahaan keliya iyo vitamino inaa kahelo keliya uma aynu  uisticmaale waxyaalaha kale uu naga caawinayo kaabashku iyo faaidooyinkiisa ugu wayn waxaa kamida inuu kala dagaalamo jirkeena kansarka.

 Sidookalena baaritaana caafimaad oo lasameeyay waxaa lagu ogaaday inuu aad uga hortego kansarka kudhaca naasaha iyo xiidmaha iyo kan malawadka ku dhaca.




Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...