Iframe sync WAXTARKA CAAFIMAAD EE SAYTUUN KU LEEYAHAY Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

WAXTARKA CAAFIMAAD EE SAYTUUN KU LEEYAHAY

 


Saytuunku waa mid kamida khudaarka kuwooda loogu jecel yahay wuxuuna leeyahay dhadhan macaan iyo caraf ugaar ah.

Saytuunku wuxuu qani kuyahay fitamiino iyo macdano kale duwan kuwaas oo kamid yihiin fitaminC,potasium,Fiber, iyo  in uu sunta uu ka saaro jirka waxtar wayn uleh caafimaadkeena.

Saytuunka ayaa ah mid uwanaagsan caafimadka difaaca, kahortega xanuunka sonkor, dhiigkarta, xanuunada lafaha Iyo xanuuma kale.


FAAIIDAAOYINKA UGU WAA WAYN EE SAYTUUNKA LAGA HELI KARO WAXAA KAMIDA.


 Waxa uu kor uqaadaa difaaca jirka

 Saytuunka waxaa uu  kow yahay khudaarta ugu badan ee laga helo FitaminC waxayna siyaadisaa oo awood dheeriya siiyaan habdhiska difaaca jirka taaso awood usiinaysa in ay dilaan xanuunada keenana "microbes"  looyaqaano ama " ilma aragtooyinka " taas oo xoojinaysa habdhiska difaacena kana hortegaysa inay si sahlan xanuunadu noogu dhacaan.

 Hoos udhiga dhiikarka:

 Saytuunka waxa uu hoos udhigaa dhiikarka waxaana lagu ogaaday baaritaano caafimaad  oo lagu sameeyay  dad qaba dhiikarka oo qaab tijaabo ah uisticmaalay saytuunka mudo gaaraysa  12asbuuc ah  waxaana wanaagsan in si joogto ah loo isticmaalo si  saytuunka natiijo wanaagsan looga gaaro. Waxaa kale oo iyana hoos udhigaa kalastaroolka.

Sidoo kale waxaa uu daawo uyahay jilbo xanuunka iyo hargabka .

Waxa uu caawiyaa dheefshiidka

 saytuun waxa uu u fiicanyahay dheefshiidka waxaana ka caawinaya maadada  "fiberka" hadii qofka caloolshiisu taagantahay  waa mid meesha ka saaraya ama hadii uu gaaska dareemayo wuu ka dejinaya waana qaybo kamida faaidoyinka ay leedahay isticmaalka saytuunka.

Waxa uu hoos udhigaa sonkorta

saytuunka waxa lagu ogaaday baaritaano caafimaad in uu uwanaagsanyahay sonkorta degitaankeda waxtar wayn inuu uleeyahay  waxaana aad usii wanaagsan caleenta saytuunka isticmaalkiisu. 

Sidookale miisaanka buu dhimaa saytuunku waxaana uu yareeya sonkorta cayilka kutimaada qayb wayn ka qaata in ladhimo cayilkaas taaso keenaysa insolinta ay sifiican ushaqayso.

Waxa uu u fiicanyahay indhaha

saytuunku waxaa laga helaa fitamiino badan oo ay kamid yihiin  fitaminA waxuuna u fiicanyahay indhaha isagoo kordhinayaa  aragtida indhaha kana hortegaya inay hoos udhacdo aragtida indhaha .

Waxa uu kahortegaa Kansar

waxaa lagu ogaaday  baaritaano caafimaad oo lagu sameeyay saytuunka inuu kahortego xanuunada uu  kansarku ka midyahay waxaana ku jira maadoyinka sunta ka saara jirka iyagoona saaraaya "free radicals" taasoo ay ka dhalankarto hadii aan jirka laga saarin ay unugyada dhaawac soo gaarsiiyan ama ay burburiyaan kana dhalan karto inay sababaan kansar.

 Maqaarka Ayaa uu Qurxiyaa

 Caleemaha saytuunku waxay wajiga ka nadiifiyaan mad madowga finanku ku reebaan iyo wajiga oo gabowgu kusoo degdego waxaana ka caawinaya fitaminCga iyo maadoyinka sunta saara ee saytuunka laga helo.

Timo daadashadu ka hortegaa

caleenta saytuunka ayaa aad ugu fiican waxaana ay aad ugu sii fiicantahay nafaqaynta timaha  kana qayb qaadato bixitaankooda iyo in ay joojiso timaha hadii ay  markii hore aad kaaga daadan jireen waxaana kujirta maadoyinka sunta saara taasoo oo qayb qaadanaya inay yaraato timo daadashadooda.

 Caafimaadka maskaxda buu ufiicanyahay

 saytuunku wuxuu ufiicanyahay caafimadka maskaxda waxaana laga helaa fitamiinada badan oo kamid yihiin  B3,B6 waxayna fitamiinadani oo  uwanaagsan inay hagaajiyaan caafimaadka maskaxda iyo neerfaha. Fitamin B6 waxaa uu kahortegaa xanuunada neerfaha kuyimaada.

Waxa uu uwanaagsan yahay qanjirka dhuunta thyroidka

 saytuunka wuxuu ka qayb qaata caafimaadka qanjirka dhuunta kuyaala waxaana ku jirta maadada copperka taas oo shaqadeedu tahay in soo saarista iyo kor dhinta caafimad qabka hormonka thyroidka.


Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...