Iframe sync Dr Fariiha Skip to main content

Posts

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...
Recent posts

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

WAA MAXAY FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE CANABKA UU LEEYAHAY

  Canabka  waa mid kamida khudar dhadhan ahaan macaan waxaana lagahelaa macdano iyo fitamiino  faaido uleh caafimaadkena. Canabku wuxuu leeyahay midabo badan sida guduud,madow,cagaar, iyo jaalaha. Canabka waxaa laga sameeya sabiibta iyo waxyaabo kale.  Canabka waxaa ka buuxo macdano kala duwan iyo fitamiino waxaana kamida Copperka oo shaqada ay inoo qabataa ay kamid tahay inay inoo siyaadiso tamarta iyo vitamin k oad ugu fiican caafimadka lafaha. 10ka Faaido oo canabku uleeyahay 1-Waxaa uu ka hortega kalastaroolka  Canabka wuxuu kahortegaa kalastaroolka wuxuuna ka qaybqaata in hoos loo dhigo kalstaroolka baaritaano caafimaad oo lagu sameeyay waxaa lagu ogaaday kalsataroolka noociisa xun ee loo yaqaano "LDL"  inuu hoos udhigo. hadaba hadii aan hoos loodhigin kalastaroolka ayaa sabab unoqon kara dhibaatoyin caafimaad oo ay kamid tahay in ay xirmaan xidida dhiiga,   wadna xanuun, iyo faalig ama stroke. Waxaana lagu la talinaya dadka qaba kalastaroolk...

WAXTARKA CAAFIMAAD EE SAYTUUN KU LEEYAHAY

  Saytuunku waa mid kamida khudaarka kuwooda loogu jecel yahay wuxuuna leeyahay dhadhan macaan iyo caraf ugaar ah. Saytuunku wuxuu qani kuyahay fitamiino iyo macdano kale duwan kuwaas oo kamid yihiin fitaminC,potasium,Fiber, iyo  in uu sunta uu ka saaro jirka waxtar wayn uleh caafimaadkeena. Saytuunka ayaa ah mid uwanaagsan caafimadka difaaca, kahortega xanuunka sonkor, dhiigkarta, xanuunada lafaha Iyo xanuuma kale. FAAIIDAAOYINKA UGU WAA WAYN EE SAYTUUNKA LAGA HELI KARO WAXAA KAMIDA .   Waxa uu kor uqaadaa difaaca jirka  Saytuunka waxaa uu  kow yahay khudaarta ugu badan ee laga helo FitaminC waxayna siyaadisaa oo awood dheeriya siiyaan habdhiska difaaca jirka taaso awood usiinaysa in ay dilaan xanuunada keenana "microbes"  looyaqaano ama " ilma aragtooyinka " taas oo xoojinaysa habdhiska difaacena kana hortegaysa inay si sahlan xanuunadu noogu dhacaan.   Hoos udhiga   dhiikarka :  Saytuunka waxa uu hoos udhigaa dhiikarka waxaana lagu ogaaday...

WAXKA OGOW FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE CANBUHU LEEYAHAY

Canbuhu wuxuu kamid yahay khudaartaa aadka loo jecelyahay waxaana loo yaqanaa boqorka khudaarta. wuxuuna qani ku yahay fitaminc, taaso muhiim uah samaysanka xididada dhiiga iyo "kolagenta oah protein kaaso faaido wayn uleh caafimadka kalagoysyada murqaha iyo lafaha iyo jirkaba" Sidoo kale fitamincgu wuxuu muhiim inoogu yahay in nabrada inasoo gaara ay si dakhso uraystaan ama ubogsadaan iyo injirku soo nuugo ironka. Canbaha waxaa ka buuxa fitamiinada iyo macdanaha jirkeenu ubaahanyahay. Hadaba halka koob oo canbaha marka aan  jarjarno wuxuu ka koobanyahay intaan: Igram oo protein ah, 2gram oo fiber ah, 20%copper,vitaminc 67%, 10%vitaminA&E. vitaminB5,K,B6. Faaidooyinkiisa 1: waxa uu uwanaagsanyahay Canbuhu kahortega xanuunkaAsthma ama neefta: waxaa kujirta maado lagu magacaabo "Beta-crotene" waxaa kaloo laga heli karaa babayga iyo kaarootada ,iyo khudaar badano kale  waxayna yaraysa saamaynta  ay qofka kuyeelanayso  "Asthma" Ama  neefta. 2:waxa uu ufiic...

FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE TUFAAXA LAGA HELO WAA MAXAY

Tufaaxa wuuxuu kamidyahay khudaarta ugu fiican ee waxtarka uleh caafimaadkeena  waxaa laga hela tufaaxa maadada fiberka iyo fitamiino  sido kalena  sunta buu ka saara jirka iyo caafimadka dheefshiidka uu hagaajiyo, caafimaadka maskaxda, miisaanka dhimista oo  qayb ka qaato. baaritaano caafimaad oo lagu sameeyayna waxaa lagu ogaaday inuu kahortego xanuunada kala ah kansarka xanuunada wadnaha iyo sonkorta. Waxaa lagayaaba inaad tufaaxa  kuaragtid midaba badan sida cagaarka, casaanka, iyo midabka huurada ama kuwo kasii badanba lagana yaabo dhadhan ahaana inay kala duwanaadaan. Tufaaxu wuxuu qani kuyahay nafaqooyin badan oay kamid yihiin vitaminc,fiber,Protein iyo carbohydarate. Faaidoyinka caafimad ee tobanka ah aan ka heli karo tufaaxa: 1: Wuxuu hoos udhigaa kalastaroolka xun waxaa baaritaanada lasamayey lagu ogaaday khudaarta ugu wanaagsan oo kalastaroolka hoos udhigta in uu kamidyahay tufaaxa waxaana ku jira fiber  taaso ilaalisa caafimadka wadnaha. Waxaa k...