Iframe sync FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE MOOSKA Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE MOOSKA

 Moosku wuxuu kamidyahay khudaarta ugu fiican ee qaniga kuah macdanaha potassiumka magneisum iyo vitaminc iyo vitami B6.







WAA MAXAY FAAIDOYINKA CAAFIMAAD EE UU NOOLAHAY MOOSKU:


1: Wuxuu aad ugu fiicanyahay dadka qaba dhiikarka faaido wayna uleeyahay maadama uu qani kuyahay potassiumka 

Sidaas darteed baa ururka caafimadka US qaybtiisa wadnaha marwalba dadkeeda  dhiikarka qaba ugu waanisaa 

●inay cuntadooda ku yareeyan milixda ku yareeyaan 

● inay isticmaalan cunooyinka ay ku badantahay potassiumka oo moosku kamid yahay

2: Sidoo kale waxa uu aad ugu fiicanyah dheefshiidka iyadoona ku jirto maadada fiberka taaso ka hortegta calool fadhiga iyo calool xanuunka dheefshidka qofkana hagaajisa.

3: Wuxuu kahortegaa cudurka cancerka weliba kan dhiiga ku dhaca


4:Wuxuu ufiicanyahay caafimaadka lafaha maadama uu potassiumka ku badanyahay 

 sidoo kalena wuxuu daawo kayahay murqa xanuunka


5: wuxuu kale oo aad ugu wanaagsanyahay dadka calooshu aadka usoconayso ama shumaya waxaana usabab macdanaha ku jira oah kuwo kahortegaya inuu qofku fuuqbax ku yimaado

6: Sidoo kale wuxuu aad ugu fiicanyahay Shaqada ay qabtaan kelyaha caafimadka qaba wuxuuna ka qaybqadata xakamaynta cadaadiska dhiiga 


7:Waxa kale uu kaqayb qaata miisaan dhimista maadama uu kujirto maadada fibre  taas oo qofka dhereg dareensiisa taasna waxay sabab unoqonkartaa qofku inuu iska yareeyo cunadii badnayd oo horay uisticmaali jiray halkaas miisan dhimistii qayb wayn ka qaato.


8: sidoo kale wuxuu ufiicanyahay caruurta siiba markay bilaha jiraan oo cunada labarayo waa waxyaalaha ugu fudud oo cunooyinka aad ku bari karto dheefshiidkooda ufudud vitaminona iyo macdonana kaheli karaan

9: Wuxuu hagaajiyaa qofka maskaxdiisa iyo dareemihiisa  waxaana usaba macdanaha ku jira sida vitamin B6 iyo  lasoo daayo kordhinta soo saarista seratonin taas oo qofka siinaysa deganaan iyo farxad inuu dareemo.

10: Ugu dambayntiina waxaad ka helaysaa energy ama awood dheeriya sababtuna waa inuu uu leeyahay sonkor dabiiciga ah ee dhakhso qofka tabarsiinaysa.

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...