Iframe sync FAAIIDOOYINKA LIINDHANAANTA LAGA HELO WAX KA OGOW Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDOOYINKA LIINDHANAANTA LAGA HELO WAX KA OGOW







Liindhanaantu waa mid kamida khudaarta ugu fiican aad kaheli karto faaidooyin badan oay kamid tahay macaadinta iyo Vitaminc fiber,iyo  nafaqooyin kaleba.

Waxaana qoraalkan kaga hadli doona faaidooyinka ugu waa wayn ooaan ka heli karno:


1: Liindhanantu waxay ufiicantahay difaaca unugyada jirka waxayna qani kutahay vitaminc oo awoodsiinaya difaaceeneena

2: Waxay liindhanaantu uwanaagsantahay dheefshiidka biyaha liindhanaan leh hadaa ku darsato kahor cunadana aad sii cabto waxay kaa caawinaysaa in kor loo qaado dheecanada dheefshidka cunada si dhakhso ah  loo bur buriyo waxaana lagu ogaado cilmbaaris lasameeyay in maadada citriga ayka caawinayso soo daynta dhecenada dheefshidka una sahlayso si dhakhso ah inay cunada ubur buriyaan


3: liindhanaantu waxay faaido wayn uleedahay caafimaadka wadnaha iyadoona hoos udhigta dufanka aan loo baahnayn eechlestrolka iyadoona dhiiga sunta ka saarta waxtar wayn uleh caafimaadka wadna.

4:  Waxa kale oay ka hortegtaa kelyaha dhagaxa ku samaysma maadamada acidka oo kujirta baa ka qaybqaadanaysa burburinta dhagaxanta yar yar ee kelyaha ku samaysma taaso sahalaysa sifudud losoo qashinsaaro.

5: liintu waxay kor uqaada caafimadka lafaha maxaa yeelay waxaa kujira macdanta calcium  iyo vitaminC oo ka caawinaya ilaalinta caafimadka lafaha.

6: Sidoo kale liindhanaantu waxay kamida tahay  khudaarta "citrus fruits"waxtar wayn uleedahay hooyada uurka leh iyadoona ufiican xiliyada ay walaca ay tahay hooyadu inay aad ugu fiicantahay siiba xanuunka subaxda hore ee dareento ee lalabada iyo mataga.  

Sidoo kale ilmaha uurku jirta faaido wayn uleh sida koritaanka lafihiisa Maxaa yeelay waxay qani kutahay vitaminc iyo calcium.

7: liindhanaantu waxay ka qaybqaadata qurxinta maqaarka kana saarto waxyaabaha aan loo baahnayn ee cimiladu ama qoraxda badan jirka ku saamayso isbedeladaas waxayna  kana dhigto mid qurxan oo dhalaalna leh

 iyo gabowga soo deg dega ka hortegto.

8: liindhanaan waxa kale oay faaido uleedahay timaha kana saarta agoolka iyo tima daadashada macdanaha iyo vitaminska liinnta ku jira baa ah kuwo  uwanaagsan caafimaad qabka timaha.

9: Liindhanaantu waxaa  kale ee ay ka hortegtaa Anemia ama dhiigyarida waxayna kaqayb qaadanaya vitaminC sidoo kale waxay ka qayb qaadata in lagasoonuugo iron cunooyinka kale taas oo u sahlaysa inay anemiyada kahortegto.


10: ugu damayna liindhanaantu waxay  qayb  wayn ka qaadata miisaan dhimista hadii aad biyaha cabaysid aad ku darto liindhanaan waxay kaa caawinaysaa inaa miisankaagu in aanu siyaadin.


Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...