Iframe sync KHATARTA CAAFIMAAD EE KA DHALANKARTA ISTICMAALKA BADAN EE MILIXDA Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

KHATARTA CAAFIMAAD EE KA DHALANKARTA ISTICMAALKA BADAN EE MILIXDA




Isticmaalka badan ee milixda ama cusbada waxay khatar caafimaad ku tahay wadnaha oay adkaato inuu shaqadiisi sidii caadiga ahayd uguto waxayna kor ukac ku keentaa cadaadiska dhiiga waxaana kadhalan karto stroke ama in dhiig ku furmo maskaxda.


HADABA MAXAA CALAAMADO AH OO AAD  KU OGAAN KARTAA INAAD ISTICMAASHAY MILIXBADAN ?


Waxaa dhicikarta qofku inuu isticmaalo cusbo badan oo cunada ku darsado oo aanu ka warhayn hadaba waa kuwaan calaamadaha kuu sheegaya in aad cusbo badan isticmaasha:

●Haraad badan: qofku markuu milixbadan isticmaalo ama cusboda waxay ku keenaysaa haraad kabadan markii hore uusan dareemi jiran  sidoo kalena inuu dareemo biyo badan in uu baahnay markii dhiiga cusbadu kubadato baa maskaxdu waxay soo diraysaa fariin ah in qofku haraad dareemo.

●Barar : bararkaas oo inta badan laga dareemikaro wajiga gaar ahaan indhaha hoostooda lugaha siiba canqowgayada iyo gacmaha bararkaas oo hadii lataabto laga dareemayo damqasho waana fariin uu  laguuso dirayo oo ku dareensiin karta isticmaalka badan ee milixda.

●Madax xanuun: madax xanuunka ayaa ah calaamad kale oo kuu sheegaysa inaad inbadan oo milixa isticmaashay waxaana ka dhalanaya dhiiga oo kaca taaso keenaysa inay dareeman ciriiri xididada dhiiga ama ay siaan loogu talagelin ubalaartaan taas oay ka dhalanayso madax xanuun.

●kaadi badan, caloosha iyo  oo hawo badan aad ka dareento iyo daal badan taas oo qofka ku keeni karta wel wel inuu kadareemo xaaladahan ku cusub 

●sidoo kale dhiigkar inuu kugu dhaco baad halis ugu jirtaa hadii aad sii wadid isticmaalka milixda faraha badan

●kelyaha ayay iyagana dhagax ku samaynkartaa isticmaalka milixda badan taaso iyana ah khatar caafimad ku keeni karta keliyaha inay shaqadi qashinsaarka ay sidii hore uqaban waayan qofkana xanuuno ku keeni karta

●ugu damayn waxay ku keeni kartaa qofka inuu la qabsado cunada milixdu ku badantahay marwalbana raadiyo taas oo uqabandoonta sida balwada oo kale dadka isticmaala uqabatimaan siaysan taasi kugu dhicina waxaa loo baahanyahay inaad marka horeba iska yarayso isticmaalka faraha badan ee cusbada.

Intaas oo khatarood hadii ay keenayso isticmaalka badan ee milixda waxaa wanaagsan in laiska yareeyo isticmaalkeeda maadama ay halis ku tahay caafimadkena.

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...