Iframe sync MAXAA KU DHACAYA QOFKA MARKA UU JOOJIYO ISTICMAALKA SONKORTA Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

MAXAA KU DHACAYA QOFKA MARKA UU JOOJIYO ISTICMAALKA SONKORTA

                                                           19-6-2024












Isticmaalka sonkorta oo qofku yareeyo ama joojiyoba  waxay leedahay faaiidooyin caafimaad sida in qofka in miisaankiisu is dhimo iyo inuu yaraato gaajada marwalba uu dareemi jiray taaso ay sii weheliso tabardaradii hore udareemi jiray marku sonkorta badan isticmaali jiray  inay yaraato intaas oo faaido ah iyo kabadan ayay nooledahay joojinta ama yaraynta isticmaalka sonkorta



        Hadaba maxay  saamayn  ah oo ay ku leedahay qofku marku sideg dega u joojiyo isticmaalka sonkorta uu dareemayaa?

  Dadka qaar ayaa sheegay in marka ay joojiyaan isticmaalka sonkorta ay lakulmaan calaamada kala duwan ay ugu horayso:

●madax xanuun saaid ah

●Caro badan

●Miisanka oo yaraada

 ●Daal 


Hadaba hadaa dareentid calaamadahas aynu kor kusoo xusnay wax wel wela malahan oo jirkaaga ayaa ku jira laqabsiga marxaladan cusub oo uu marayo 


 Baaritaano caafimaad oo lasameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday qofka oo yareeya ama joojiya isticmaalka sonkorta inay hagaagayso ama sare u qaado caafimaadkiisa, tamartiisa iyo difaaciisa sidoo kale dheefshiidkiisa, miisanka oo kadhaca iyo hurda fiican inuu helo guud ahaana caafimaadkiisu noqdoh mid aad uga fiican sidii markii hore uu  ahaa ee sonkorta badan isticmaali jiray



Cudurada Khatarta ah ee isticmaalka sonkorta  faraha badan keento waxaa kamida:

●Sonkor ama macaan inay qofkii kudhacdo

●Cancer

●Wadna xanuun

●Dhiikar ama Stroke

●Hilmaan ama xusuusta oo yaraata

Iyo khatara kale oo caafimaad 


hadaba taas ugama jeedno qofku inuu  gebiahaanba macaanka joojiyo ee sonkorta bedelkeeda waxa uu isticmaali karaa macaanka dabiiciga ah wuxuuna ka heli karaa khudaarta iyo caanaha.


Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...