Iframe sync WAA MAXAY FAAIDADA BIYA CABIDU AY ULEEDAHAY CAAFIMAADKENA Skip to main content

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

WAA MAXAY FAAIDADA BIYA CABIDU AY ULEEDAHAY CAAFIMAADKENA


Biyuhu oo aynu cabnaa waxay nooleeyihiin faaidooyin waa wayn oo caafimaad waxayna qayb wayn ka qaataan caafimaadka qofka.

Biyaha lacabaa waxay ka qayb qaatan inaan ka helno awood islamarkaana  kahortegaan daalka ama tabardari in qofku dareemo.


Sidoo kale biyuhu waxay kor uqaadan xusuusta qofka iyo in uu noqdoh mid marwalba dareemaya firfircooni  oan ahayn  mid daalan ama caajis dareemaya


  Hadaba  Maxaa kamid ah Faaidooyinka ugu waa wayn oay nooleedahay cabida biyuhu?


 Biyuhu waxay inoo leeyihiin faaidooyin caafimaad oo badan waxaana kamida:


●Biyuhu waa daawada ugu fiican ee madax xanuunka loo isticmaali karo dad badan ayaa marka ay ku yaraato biya cabidu dareema madax xanuun aad udaran waxaana marwalba lagula taliyaa inay cabaan biyo kufilan siay xal ugu helaan madax xanuunkaas.


● Biyuhu waxay qurxiyaan maqaarka qofka kana ilaashan in uu yeesho qalayl badan iyo in jirkiisa iyo afkiisu yeeshaan qarax ama dildilaac   uu sababayo qalaylka farha badan uu jirku dareemayo  islamarkana waakuwo qurxinaya  qofka jirkiisa waxaaso dhan inaan laga dareemin


● Waxaa kale oay aad biyuhu ka caawinan  caloosha acidkeeda in  ay burburiso buritiinada   iyo habka dheefshiidka oodhan  sidoo kalena biyuhu waxay kahortegan in saxaraxadu adkaato qofka  sidaasna waxay uga hortegaan in caloosha inay istaagto oo ay saxaradu kaimaanwaydo


●Waxay kor uqaadan Awooda qofka iyagoona kahortega daalka iyo tabardarida cabida joogtada ah ee biyhu


● Waxaa kale biyuhu ka hortegaan in qofku uu yeesho af 'ur uuna ka qaado cuqdad bulshada ka fogaysa dhexgalkooda iyagoona biyuhu ay nadiifinayaan bacteria ama cunada waxyaalaha uga har hara taaso qofka ku keeni karta af'urkaasi 


Intaas iyo kabadan oo aanan soo koobi karin bay noo leeyihiin oo waxtar uah caafimaadkena biyuhu 

Waxaana lagu taliyaa qofku in uu maalinki cabo biyo kufilan habeenkiina uu iska yareeyo sianay khal khal uga gelin hurdadiisa ugu keenin madama laga yaabo suuliga inuu in badan ubaahdo. 


Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

FAAIDADA UKUNTA AY CAAFIMADKA ULEEDAHAY

  UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba   Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban  inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu  ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan.  Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay   Ukuntu wa...

FAAIIDADA CAAFIMAAD EE QARAHA INOO LEEYAHAY

Qaraha ama xabxabka waa khudaarta ugu wanaagsan ee uu jirkaagu kaheli karo biyo  kufilan maxaa yeelay 90% qarahu waxaa uu ka koobanyahay biyo. Waxaa kale oo Qarahu aad ugusii fiicanyahay dadka aan biyaha aadka u cabin waxayna biyaha  lasii isticmaali  karaan qaraha inta cabida biyaha ay kala qabsanayaan  waxayna qaraha kasii heli karaan biyo kufilan.  Qaraha waa mid aad ugu wanaagsan caafimaadka qofka faaido badan waa uu layahay waxaana kujiro nafaqooyin badan sida macdano iyo fitamiino waxaana kamida potassium,magnisium,VtaminA,vitaminC, lycopene. Faaidooyinka ugu waawayn ee qaraha uu leyahay waxaa kamida 1-Caafimaadka wadnaha ayaa ufiicanyahay  qaraha waxaa uu ufiicanyahay wadnaha waxaana uu hoos  udhigtaa kalastaroolka xun ee looyaqano "LDL" waxaa  kale oo hoos udhigaa dhiikarka taaso ka qaybqaadanaysa caafimaadka wadna. Hadaba Hadii aan la yarayn kalastaroolka noociisa xun  waxay kaladhalan kara in ay xirmaan xidida dhiiga  wadnaha g...

MAXAAD KALA SOCOTAA FAAIDADA TOONTA AY CAAFIMAADKA ULEEDAHAY

Toonta waa mid kamida khudaarta aadka loo isticmaalo gaar ahaan soomaalida ayaa kamid ah dadka sida joogtada uisticmaala kuna darsada cunooyinka waxaana cunada usamaysa caraf iyo dhadhan macaan waxaana ay faaido wayn uleedahay caafimaadkena. Halka ay dadka qaarkood lagayaabo in aysan jeclayn isticmaalkeda oay dhadhankeda dhibsadaan waxaase kasii badan  dadka isticmaala faaidooyinka caafimad oo ay ka heli karaa. Toonta waxaa laga helaa macdano  iyo fitamiino badan oay kamid yihiin fitaminadaC,FitamiB6,manganise, fiber,selenium. Toonta waxaa ay daawo utahay xanuuno badan waxaana kamid hargabka,waxay hoos udhigtaa  dhiikarka,kalastaroolka iyo xanuuna kale oan faahfaahin doono. Dadka qaarkood waxay uisticmaalan biyo inay ku darsadaan oo aroorta hore cabaan calooshoda oo maran waxayna faaido utahay sunta oay kasaarto jirka. 10Faaido oo ugu waa wayn ee toonta laga heli karo 1-Waxaa ay Toontu  daawo utahahay hargabka Toonta waxaa ay aad ugu fiicantahay qof hargabsan hadii h...