Biyuhu oo aynu cabnaa waxay nooleeyihiin faaidooyin waa wayn oo caafimaad waxayna qayb wayn ka qaataan caafimaadka qofka.
Biyaha lacabaa waxay ka qayb qaatan inaan ka helno awood islamarkaana kahortegaan daalka ama tabardari in qofku dareemo.
Sidoo kale biyuhu waxay kor uqaadan xusuusta qofka iyo in uu noqdoh mid marwalba dareemaya firfircooni oan ahayn mid daalan ama caajis dareemaya
Hadaba Maxaa kamid ah Faaidooyinka ugu waa wayn oay nooleedahay cabida biyuhu?
Biyuhu waxay inoo leeyihiin faaidooyin caafimaad oo badan waxaana kamida:
●Biyuhu waa daawada ugu fiican ee madax xanuunka loo isticmaali karo dad badan ayaa marka ay ku yaraato biya cabidu dareema madax xanuun aad udaran waxaana marwalba lagula taliyaa inay cabaan biyo kufilan siay xal ugu helaan madax xanuunkaas.
● Biyuhu waxay qurxiyaan maqaarka qofka kana ilaashan in uu yeesho qalayl badan iyo in jirkiisa iyo afkiisu yeeshaan qarax ama dildilaac uu sababayo qalaylka farha badan uu jirku dareemayo islamarkana waakuwo qurxinaya qofka jirkiisa waxaaso dhan inaan laga dareemin
● Waxaa kale oay aad biyuhu ka caawinan caloosha acidkeeda in ay burburiso buritiinada iyo habka dheefshiidka oodhan sidoo kalena biyuhu waxay kahortegan in saxaraxadu adkaato qofka sidaasna waxay uga hortegaan in caloosha inay istaagto oo ay saxaradu kaimaanwaydo
●Waxay kor uqaadan Awooda qofka iyagoona kahortega daalka iyo tabardarida cabida joogtada ah ee biyhu
● Waxaa kale biyuhu ka hortegaan in qofku uu yeesho af 'ur uuna ka qaado cuqdad bulshada ka fogaysa dhexgalkooda iyagoona biyuhu ay nadiifinayaan bacteria ama cunada waxyaalaha uga har hara taaso qofka ku keeni karta af'urkaasi
Intaas iyo kabadan oo aanan soo koobi karin bay noo leeyihiin oo waxtar uah caafimaadkena biyuhu
Waxaana lagu taliyaa qofku in uu maalinki cabo biyo kufilan habeenkiina uu iska yareeyo sianay khal khal uga gelin hurdadiisa ugu keenin madama laga yaabo suuliga inuu in badan ubaahdo.
Maasha allaah
ReplyDelete