UKunta isticmaalkeedu ma mid inoo wanaagsanba Imisa ukuna ayaan maalinki cuni karnaa Haa oo ukunta waxay naga caawinta siaan uga helno nafaqooyinka jirkeena uu sida maalinlaha ah ugu baahanyahay. Ukunta waa meesha ugu wayn ean kanhelno proteinka taas oo ka kooban inkabadan 13kamida fitamino iyo macdano. Ukunta waxay qani ku tahay fitaminada kala ah VitaminA,VitaminD,vitaminE. iyo Omega3, fatty acid oo shaqadadoodu ay kamid yihiin inay ka qaybqaatan caafimadka maskaxda, dheefshiidka,caafimaadka lafaha,caafadka wadnaha iyo yaraynta kalastatoolka ,koritaanka timaha iyo maqaarka. Ukunta waxay ka saarta sunta jirka ka, ukunta waa meesha ugu wayn oan ka helno proteinka. Ukunta waxaan ka heli karnaa maadada loo yaqaano "choline" oo ufiican hooyada uurka leh. Ukunta qaybteeda cad 60% waaxay ka koobantahay proteinka halka inta soo hartay ee jaalaha ah ka koobantahay fitamiinada iyo macdana kala duwan. Imisa boratiina baa ukuntu ka koobantahay Ukuntu wa...
Tufaaxa wuuxuu kamidyahay khudaarta ugu fiican ee waxtarka uleh caafimaadkeena waxaa laga hela tufaaxa maadada fiberka iyo fitamiino sido kalena sunta buu ka saara jirka iyo caafimadka dheefshiidka uu hagaajiyo, caafimaadka maskaxda, miisaanka dhimista oo qayb ka qaato. baaritaano caafimaad oo lagu sameeyayna waxaa lagu ogaaday inuu kahortego xanuunada kala ah kansarka xanuunada wadnaha iyo sonkorta. Waxaa lagayaaba inaad tufaaxa kuaragtid midaba badan sida cagaarka, casaanka, iyo midabka huurada ama kuwo kasii badanba lagana yaabo dhadhan ahaana inay kala duwanaadaan. Tufaaxu wuxuu qani kuyahay nafaqooyin badan oay kamid yihiin vitaminc,fiber,Protein iyo carbohydarate. Faaidoyinka caafimad ee tobanka ah aan ka heli karo tufaaxa: 1: Wuxuu hoos udhigaa kalastaroolka xun waxaa baaritaanada lasamayey lagu ogaaday khudaarta ugu wanaagsan oo kalastaroolka hoos udhigta in uu kamidyahay tufaaxa waxaana ku jira fiber taaso ilaalisa caafimadka wadnaha. Waxaa k...